Baro Xirfad, Badel
Mustaqbalkaaga
Nolashaada
|
Whether you’re looking to advance in your career, learn a new hobby, or gain knowledge in a specific field, we have the resources and courses to help you succeed.
Explore Our Innovative Courses
Dive into our hands-on courses and stay ahead in the digital world.
Learn, create, and grow with modern skills that matter.
Switch Mind Institute for Professionals
Where knowledge meets innovation in the digital age! Our institute is your gateway to a world of boundless learning opportunities, all at your fingertips.
Latest Blogs
Discover new perspectives and valuable
resources in our latest blogs.
Frequently Asked Questions
Your questions, answered. Learn more about how Switch Mind Institute works.
Switch Mind Institute waa madal waxbarasho oo casri ah, oo bixisa koorsooyin online ah oo kala duwan, kuwana hadda ay ku jiraan, koorsooyin badan la soo gelin doono, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo xirfadahaaga, kor loogu qaado aqoontaada, laguna taageero horumarkaaga xirfadeed.
Haa, marka dhammayso koorsada, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah oo aad kala soo bixi karto dashboard-kaaga akoonka. Sidoo kale,hadii aad koorso iska diiwan geliso, koorsadaas iyo wax weliba la socdo welligood akoonkaaga ayey kugu jirayaan.
Si aad isugu diiwaangeliso koorso, sameyso Account cusub kadibna dalbo koorsada aad rabto. Haddii aad horey akoon u lahayd, si toos ah u dalbo koorsada oo baro. sidoo kale wixi cawimaad ah nala soo xiriir
Lacagaha waxaad ku bixin kartaa si toos ah taleefankaaga gacanta adiga oo isticmaalaya EVC Plus ama eDahab midka aad heli karto.
Adorn your accordion section with icon on the left-hand side that will help your visitors to understand better about the respective accordion tab.
Haa! Markasta heegan ayaan kuu nahay oo waxaad heleysaa caawimaad buuxda, waqti kasta waad nala soo xiriir kartaa, team keeana waxay diyaar u yihiin, iney ku caawiyaan.
Still have questions?
Our Students’
Digital Journeys
Discover how our students gained digital skills and confidence through our Windows and Microsoft Word courses at Switch Mind Institute.
Words iyo Windows waxaan ka fahmay isticmaalka aasaasiga ah ee kombiyuutarka Course-ka Words wuxuu iga caawiyay inaan si fiican u isticmaalo Microsoft Word.sida:qorista, tafatirka iyo habaynta dukumiintiyada. Windows-na wuxuu i baray sida nidaamka Windows OS u shaqeeyo, sida loo isticmaalo desktop-ka, loo abaabulo faylasha iyo loo isticmaalo barnaamijyada kala duwan. Labada koorsaba waxay iga caawiyeen in aan si xirfad leh u adeegsado kombiyuutarka
Mahadcelin Gaara – Switch Mind Institute Waxaan jeclahay inaan si qalbi furan ugu mahadceliyo maamulka iyo macallimiinta xarunta Switch Mind Institute oo aan wax ka bartay iyaga oo adeegsanaya nidaamka online-ka. Waxbarashadii aan ka helay waxay ahayd mid tayo leh, dhiirrigelin leh, isla markaana si xirfadaysan loo bixinayay. Aad baan uga faa’iideystay, waana ku faraxsanahay in aan qayb ka noqday ardaydii ka faa’iideysay. Mahadsanidiin dhammaan — dadaalkiina waa mid mudan in la xuso lana qadariyo.
